Jowhar(AGGM): Maleeshiyada Al-shabaab ayaa dhibaato farabadan ku haya dadka Shacabkaa ee ku nool Gobolka Shabellaha Dhexe ee Dalka Soomaaliya.
waxaana Dhibaatadaas ka mid ah Baad laga Qaado Dadkaasi oo Xoolahooda Xoog looga qaato islamarkaana Mararka Qaar Kood la dilo Dadka Shacabkaa.
Mid kamid ah Odayaasha deegaanka ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya asan waxba ka qaban Arintaasi ,waxaana uu intaa ku daray in ay Dadka Is abaabulayaan oo ay la dagaalamayaan Falaagada Al-shabaab.
Halkaan Hoose ka dhageegso War ku saab san Arintaas
[aJiudio mp3=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/01/War-Aalos1.mp3″][/audio]
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com