Dhageyso:Qaban qaabiyaasha Shirka Baydhabo oo ka hadlay Arinta Maanta

0

Baydhabo(AGGM): Odayaasha ka soo jeeda Gobolada Baay iyo Bakool oo maanta Shirjiraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dhacdadii maanta ka dhacday Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay.

Qaar kamid ah Odayaasha oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay ka Xun yihiin waxii maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay.

odayaasha ayaa sheegay in loo baahan yahay in la isku tanaasulo oo Dadka Raba in Lix Gobol Maamul loo dhiso iyo kuwa Doonayo in Sadedex Gobol maamil loo dhiso ay Meel iskugu yimaadaan.

Waa kuwaanaa Qaar kamid ah Nabadoonada oo kala ah Suldaan Cumar Xuseen Caliyo brow iyo  suladaan C/qaadir Suldaan Cabdulqaadir

Halkaan Hoose Kadhageeyso Odayaasha Baydhabo

Isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com