Dhageeyso:Taliska Ciidamada XDS oo Shaqadii ka eryey 300 oo Askari

0

Muqdisho(AGGM): Taliska Ciidamada XDS ayaa Shaqadii ka joojiyey 3000 oo Askari oo iskugu jira Saraakiil iyo Dableey kuwaas oo ka Howlagalijiray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaalia.

Qaar kamid ah Saraakiisha oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in aysan ogeen u jeedka Shaqada looga Joojiye Islamarkaana si Sharci daro ah loo maray Shaq ka erintooda.

Gaanshaanle Max’ed oo u hadlay Ciidamada Shaqada laga Eryey ayaa u sheegay Warbaahinta in Ciidamadasi aan laga qaadin Hubkoodii oo ay wataan ,waxaana tilaabadaas uu ku Micneeyey Tilaabo qaldan oo ayasan ogeen Madaxda Dalka Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Afhayeen u hadlay Ciidamada Shaqada laga Eryey

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@Gmail.com