Dhageyso: Raisul wasaare C/wali Sh Axmed oo ka hadlay Arinta Baydhabo

0

Muqdisho(AGGM): war qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Raisul wasaaraha Soomaaliya C/wali Sh Axmed Max’ed ayaa waxaa lagu sheegay in Xukumadda Soomaaliya ay dalbaneyso in la joojiyo Siyaasadaha Isdiidan ee ka soo Cusboonaaday Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay.

Warka qoraalkaa ayaa waxaa lagu shegay in R/wasaaraha Soaamaalia uu canbaareenayo waxii ka dhacay Magaalada Baydhabo waxgaradka iyo Siyaasiintana waxaa loogu yeeray in ay Xal waara ka gaaraan Siyaasada is diidan.

waxaana uu ku Baariyey Raisul wasaaraha in la dhoowro wada daganaasha iyo Nabad galyada sida lagu qoray Warkaan Qoraalkaa ee Kasoo baxay Xafiiska Raisul Wasaaraha Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warka qoraalkaa ee ka soo baxay Xafiiska Raisul Wasaaraha Soomaaliya

 

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@Gmail.com