Gaalkacayo(AGGM): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xaruunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in Koox Hubeysan ay Magaalada Gaalkacyo dhanka waqooyi ay ku dilen Nin Ganacsade aha oo ka mid ah dadka Magaalada Gaalkacyo.
Wararka ayaa sheegaya in rag ku Hubeeysan Bastoolado ay falka Dilka geysteen kuwaas oo Dilka kadib Goobta ka Baxsaday,waxaana Goobta soo gaaray Ciidamada Maamulka Puntland ee Magaalada Gaalkacyo.
Dilka ayaan la ogeen Cida Geeystay,waxaana uu qeyb ka noqonayaa Falalka amaan daro ee ka dhaca Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolkla Mudug.
Halkaan ka dhageeyso faah-faahin War ku saabsan arintaas
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@Gmail.com