Kismaay(AGGM): ayadoo dhawaan falaagada Al-shabaab ay Hawada ka saareen Isgaarsiintii Shirkada Hormuud ayaa waxaa ay Saameen weyn ku yeelatay Arintaasi Dadka shacabkaa Ee Dagan deegaanadasi.
Mid kami ad Dadka Ku nool Kismaayo ayaa sheegay in Mudo labo Maalin ah ay ka maqan tahay Isgaarsinta Hormuud islamarkaana Falaagada Al-shabaab ay Joojiyeen.
waxaa sidoo kale Qaar kamid ah Dadka ay sheegeen in Adeegii EVCpluska ay isticmaali waayeen oo ay Caqabad ku noqotay Arintaasi .
Halkaan Hoose ka dhageeyso Mid kamid ah Dadka Deegaanka oo ay arintaan saameyn ku yeelatay
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com