Dhageyso:Xildhibaano Dowladda Ku Eedeyay in ay Ka Gaabisay Dhismaha Maamulka koofur Galbeed Soomaaliya

0

Muqdisho(AGGM):Qaar Kamid ah Xildhibaanda Ka soo Jeeda Gobolada Koofur Galbeed Soomaaliya oo Maanta Muqdisho Kulan Ku Yeeshay ayaa Ku Eedeyay Dowladda Soomaaliya in ay ku Guul dareesatay Ka qeyb Qaadashada Maamul u Sameynta Koofur Galbeed Soomaaliya.

Xildhibaanda Kulan Maanta Yeeshay oo Tira ahaan Gaarayay Sodan Iyo Afar Xildhibaan ayaa Sheegay In Ay qabaan Maamulka Loo Sameydoono Koofur Galbeed Soomaliya in uu Ka Koobnaado Sedex Gobol Xili Ay Jiraan Xildhibaano Kale Oo ayagana Ka Soo Jeeda Degaanadaas ay Aaminsanyihiin in Maamulkaas uu Noqdo Lix Gobol

Kulanka Kadib ayaa war saxafadeed ay Ka soo Sareyn Dowladda Soomaaliya waxay Ugu Baaqayn in ay Gacan ka Geysto Sidii Maamul Lagu Mideeysanyahay Looga Hirgalinlahaa Degandaas Ayagoona Shabka Degan haalkas Ugu Baaqay In wax walba wada Hadal ay Ku Dhameyaan

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com