Dhageyso: Daawo la’aan ka jirta Isbitaalka Degmada Jowhar

0

Jowhar(AGGM): Isbitaalka Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxaa ka jira Daawo la’aan iyo Burbur Xoogan oo Xiligaan ka jira Isbitaalka.

Haayada Inter Soos oo kamid ah Haayadaha ka howlgala Soomaaliya ayaa sheegtay in ay wax ka qaban doonto dhibaatada ka jirta  Isbitaalka Magaalada Jowhar islamarkaana Dhawaan ay bilaabvi doonan Dayactir Xoogan.

Halkaan ka Dhageeyso War ku saabsan Arintaasi

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com