Dhageyso: kulan looga hadlayo Saxaafada oo ka dhacay Muqdisho

0

MUqdisho(AGGM): Kulan looga hadlayo Xeerka Saxaafada oo uu soo qaban qaabiyey Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ayaaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho,gaar ahaan Xaruunta Wasaarada.

kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay ururada Saxaafada iyo Horjoogayaasha Warbaahinta ka howlagala Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya.

Madaxa Maaliyad ee Ururka Suxuufiyiinta NOSOJ Deel ayaa warbaahinta u sheegay in kulanka Diirada lagu saaray in sidii wax looga qaban lahaa Cabashada ka soo yeereysa Warbaahinta oo ku aadan Xeerka Saxaafada Soomaalia.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Deel

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com