Muqdisho(AGGM): Ciidamada Naafada ee ku nool Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka canbanayaan Dhibaatooyin ay ka mid yihiin Amaandaro iyo Lacag la.aan Xiligaan ay Heysato.
Qaar kamid ah Ciidamada Naafada Dalka Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Shaqadii laga Saaray islamarkaana aan wax Xurmo ah aysan ku dhaxla hayn Ciidamada Dalka Soomaaliya.
Waxaana ay Dalbadeen in Shaqadooda dib loogu Celiyo islamarkaana Dhibka Haysta laga Qaado si ay Nolashooda u maareynaan oo ay Dhibaatada haysata ay hada oga Baxaan.
Halkaan Ka dhageyso Qaar kamid ah Ciidamada Naafada