Muqdisho(AGGM): ayadoo Saaka Ciidamada Booliska iyo kuwa Nabadsugida Dowladda Soomaaliya ay Baaritaano kula Jarmaadeen Dadka Shacabkaa ee ku nool Degmada Hiliwaa ayaa waxaa sidoo kale Baaritaanada laga Fuliyey Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.
Howlagalka ayaa waxaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku qab qabteen Dad Gaaraya 200 Ruux oo la sheegay in laga Qab qabtay Xaafadaha iyo Degmooyinka Muqdisho.
Dadka ayaa waxaa lagala Dagayey Gadiidka Dad weynaha,ayadoona aan la ogeen ujeedka Howlagalka islamarkaana Baaritaanada waxaa lagu sheegay kuwo lagu Xaqiijinayo Amaanka Magaalada Muqdisho.
Halkaan Hoose ka dhageeyso mid kamid ah Dadka uu Saameyey Wadad Warshadaha
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com