Gaalkacyo(AGGM): Maamulka Galmudug ayaa Eedeen Dusha oga Tuuray Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan sh Maxamuud oo ku aadan in uu Madaxweynaha uu Caqabd ku yahay Maamulka Galmudug.
Wasiirka Galmudug ugu Magacaaban Wasaarada kaluumeysiga iyo Qeyraadka dalka C.qaadir Jaamac Qalab Xoor ayaa sheegay in Xasan Sh Maxamuud uu san Raali ka aheyn in la furo Dekedda Magaalada hobyo islamarkaana uu doonayo in Dadka Daga Gobolada Dhexe aysan yeelan Dekadd ay ku Xisaabtamaan.
Waxaa uu sheegay Wasiirka in Dadka ku nool Gobolada Dhexe ay isku Tashadaan oo ay Midoobaan islamarkaana ya Furtaan Dekedd si ay Hormar u gaaraan.
Halkaan Hoose ka dhageyso War ku saabsan Arintaan
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com