Gurceel(AGGM): Gobolka Galgaduud waxaa maalmahaan ku sugnaa Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ujeedka ay halkaasi u tageen ay aheyd in ay La kulmaan Bulshada ayaa waxa ay sheegeen in ay Kulamadooda ay Guulo ka soo gaareen.
Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha Oo hada ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soonmaalia Cabdi Samad Macalin maxamuud ayaa sheegay in ay halkaasi kula kulmeen Maamulada ka jira ayna kala hadleen sidii ay u dhisan la haayeen Maamul ay ku Mideysan yihgiin.
Waxaa uu sheegay in Halkaasi laga dhisi doono Maamul ay Dadka Daga Gobolada Dhexe ee Soomaaliya ay u Madaxbanaan yihiin dhisitaankiisa.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Wasiirkii hore ee arimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com