Muqdisho(AGGM):Kulan ay Magaalada Muqdisho Ku Yeshyan Xildhibaano Odayaal Iyo Waxgarada Ka soo Jeeda Jubbooyinka ayaa Ku Eedeyay Maamulka Malashiyaadka Raaskambooni Ee Uu Horjaagaha U yahay Axmed Madoobe In ay Jirdil Iyo Dhibaatoyin Ay ku Hayaan Dadka U Dhahay Degaanda Jubbooyinka Iyo Gedo ee Ku sugan Magaalda Kismaayo
Xildhibaanda ayaa Ka digay Dhibaatda Ka dhalan Karta Hadii ay Maamulka Raas kambooni ay wadaan Dhibaatooyinka ay Ku Hayan Shacabka Ku Sugan Degaan Islamarkaana aya Tilmaamayn in ay Ka Dhalan Karto Kacdoon Shacab
Halkaan Ka Dhagayso Xildhibanda Iyo Waxgaradka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com