Xarardheere(AGGM): Wararka laga helayo Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Maleeshiyada Al-shabaab ay dad ku xirxireen Degmada Xarardheere.
Dadka ayaa waxaa la tilmaamay in ay gaarayaan 15-ruux islamarkaana dadka lagu eedeeyey in ay Basaasiin yihiin.
Waxaa Dadka iskugu jiran Odayaal iyo dad Shacab ah oo u badan Dhalinyaro islamrkaana ka mid ahaa dadka Degmada Caan ka ah Degmada.
Halkaan hoose ka dhageeyso Codka war ku saabsan Arintaas
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com