Garowe(AGGM): Xeebta Magaalada Bandar-beyla ee Maamulka Puntland ayaa waxaa ku kulmay Saraakiil iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland.
Kulamka Labada dhinac ayaa ku qotobay Ladagaalkanka Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida iyo sidi la iskaga Kaashan lahaa Dagaalka Kooxaha Burcadbadeeda ah,
Waxaana Saraakiisha ka socda Ciidamada Naayo iyo Mas’uuliyiinta Maamulka Puntland ay ku kulmeen Markab dagaal oo taagnaa Xeebta Degmada Bandar-beyla ee maamulka Puntland.
Halkaan Hoose ka dhageeyso war ku saabsan Kulanka Labada Dhinac
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com