Muqdisho(AGGM): Maxakamada Gobolka Banaadir ayaa maanta Riday Xukun iskugu jira Dil Toogasho ah iyo Xukun intaba,kadib Dacwo ay maanta u fariisatay Maxakamada.
Xiir ilaaliyaha Maxkamada Gobolka Banaadir iyo GudoomiyahaMaxkamada ayaa warbaahinata u sheegay Xukunka Maanta iyo dadka sida lookala Xukumay iyo wax Sababay in Xukunka lagub rido.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Codadka Mas;uuliyiinta Maxkamada Gobolka Banaadir
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com