Muqdisho(AGGM): Wasiirka wasaarada Gaashandhiga Xukumadda Soomaaliya Max’ed Sh Xasan Xaamud ayaa sheegay in uu Shaqada iskaga tagayo hadii aan la dhisin Ciidamo Dowladda Soomaaliya.
Max’ed Sh Xasan Xaamud ayaa Xusay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya Xiligaan u baahan yihiin in la tayeeyo islamarkaana Doorweyn la iska saaro sidii loo Caawin lahaa.
Wasiirka ayaa intaa raaciyey in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Qabiil ka dhismi la yihiin oo aysan Muuqan in Xiligaan la qarameeyo oo Qabiilka laga Saaro.
Halkaan Hoose ka dhageyso Wasiirka Gaashaan dhiga
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com