Muqdisho(AGGM):Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud oo wareysi maqal ah Galinkii danbe ee maanta siiyay warbaahinta Dowladda ayaa ku eedeeyay MalaashiyaadkaAl- Shabaab in ay ka danbeeyeen warar shegayay in xaalad caafimaad darro oo halis ah lasoo gudboonaatay Madaxweynaha Dalka oo booqasho ku jooga wadankaTurkiga Isagoona sheegay in ay uga gol leeyihiin qal qal galinta Amaanka iyo xasiloonida Dalka Soomaaliya,
Madaxweynha ayaa Sheegay In Turkiga Uu ku Booqday Qoyskiisa oo Halkaas Kusugan ISlamarkaana Xaaladiisa Caafimaad Ay Wanagsntahay
hadalka Madaxweynaha Soomaaliya uu siiyay warbaahintaQaranka ayaa imaanaya iyadoo Maanta hadal heynta ugu badan Soomaaliy ahayd in uu Geeriyooday Madaxweyne Xasan sh Maxamuud ama xalada cafimada oo darani soo food saartay kadib markii warar la xiriira arimahaasi qoreen Saxafada Soomaalida qaar hase ahaatee hadalka Madaxweynaha ayaa meesha ka saaray wararkaasi.
Isha ku hay Allgalgaduud Meida
Allgalgaduud@gmail.com