Leego(AGGM); Gudoomiyaha Deegaanka Leego ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa eedeen u jeediyey Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo La wareegay Xarunta Degmada leego.
Ciidamada ayaa la sheegay in ay yihiin Ciidamo ka ka Amar qaata Milatariga Dowladda soomaaliya islamrkanaa Ciidamada ay se gooni ay u qaataan Taqliga Dowladda ka soo gala Deegaanka Leego.
Waxaa uu Gudoomiyaha Deegaanka Leego uu ka Codsaday Dowladda Soomaalia in ay wax ka qabtaan Dhibaatadaasi islamrkaana aan loo dul qaadan karin Arintaasi.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Gudoomiyaha degaanka Leego
Isha ku hay Allgalgaduud Meida
Allgalgaduud@gmail.com