Muqdisho(AGGM): Wasiirka wasarada gadiidka iyo duulistaahawada xukumada somaliya siciid qoorshel oo warabahinta maanta kula hadalyey xafiiskiisa magalada muqdisho ayaa ka hadalay shir kusoo sabsan lasoo noqoshada mamulka hawada ee soomaliya oo ka dhacay dalka Kenya casimadiisa neyrobiWasiirka aya shegay in shirkaasi ay la ysheen mamulka hay.ada echo ee maamuleysay hawada soomaliya ilaa 95kii waxayna sida balanta aheydba kal hadaleen sidii mamulka hawada somaliya loogu warejin laha dowlada soomaaliya taas oo lagu balansana bishii mlasoo dhafay ee janwaray
Wxa uu xusay in caga jiid uu ka jro hay.ada o ku adan ineysan dooneynin in mamulka hawada somaliya lagu warejiyo xiligan isagoo tusaale shegay in ay uso qateen qaraxi ka dhacay xarunata
Isha ku hay Allgalgaduud Meida
Allgalgaduud@gmail.com