Dhageyso:Wasiirka Amniga Qaranka oo Digniin U diray Warbaahinta Been abuurka Faafisa

0

Muqdisho(AGGM): Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed Oo maanta Saxaafada Kula Hadlayay Magaalada Muqdisho ayaa Uga Digay Warbaahinta Faafisa Wararka Amniga Dalka Wax U Dhimaayo

Wasiir c/kariin ayaa Xusay In Gudi  ay magaacaabay Dabagalka Waxyaabihii Keenay in Warbaahinta Soomalida Qaarkood ay  Tabaiyaan Warar Sheegaya In Madaxweynha Soomaliya uu Geeriyada

C/kariin Xuseen Guuleed Wasiirka Amniga Qaranka Yaa Tilmaamay Cidii arintaa Lagu Hele In maxkamd La Soosaari Doono

Haalkaan Ka Dhagayso Codka Wasiirka Amniga

Isha ku hay Allgalgaduud Meida

Allgalgaduud@gmail.com