Muqdisho(AGGM): Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Xalay lagu Weeraray Madaafiic iyo Qaraxyo Xoogan,waxaana ilaa iyo 7 Degmo oo Muqdisho ka tirsan ay aheyd mid Xaalad adag ku jirtay.
Gudoomiye kuxigeenka Dhanka Amaanka Maamulka Gobolka Banaadir Warsame Joodax ayaa sheegay in Weeraradaasi aysan Geysan Wax qasaaro ah oo ay soo Tuureen Kooxda Nabad diidka Al-shabaab.
Waxaana uu Sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Gacanta ku soo dhigeen Dad Falalkaasi looga Shakiyey islamrkaana Ciidamada ay hada hayaan.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Warsame Joodax
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com