Muqdisho(AGGM):Kabtan Dables Tomash ayaa ka sheegay kulan ka dhacay dusha sare ee Markabkaani in markabka uu leeyahay Kunteenarada Keydka bagaashka oo sahlaya in Badeecadda iyadoo badqabta ay soo gaarto Magaalada Muqdisho.
Wasiir kuxigeenka Ddekadaha iyo Gaadiidka Badda Jamaal Xasan Ismaaciil iyo Maareeyaha Dekada Muqdisho C/laahi Cali Nuur ayaa sheegay in markabkaan iyo kuwa la midka ay gacan weyn ka gaysan karaan horumarinta Dekada iyo ganacsiga wadan