Muqdisho(AGGM): Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ay ku yeesheen Ururka Haweenka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid haweenka Soomaaliyeed ay oga hadlayaan Sidii Doorashada Soo socoda ee 2016-ka haweenka ay oga qeyb qaadan la hadeen Doorka siyaasada ayaa lagu qabta Magaalada Muqdiasho.
Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Ururka SWC,waxaana Haweenka ay sheegeen in loo baahan yahay in Haweenka ay Door Muhiim ah ay ka Qaataan Siyaasada Dalka Soomaaliya.
Halkaan Hoose ka dhagweyso warbixin Arintaasi ku aadan.
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com