Muqdisho(AGGM): Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh maxamuud ayaa kulan looga hadlayo Amaanka Magaalada Muqdisho laleh Saraakiisha Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Kulanka ayaa waxaa uu ka socdaa Xaruunta Taliska Booliska Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho,waxaan kulanka Goob joog ah Saraakiisha Amaanka Soomaaliya.
Waxaa Wararka ay sheegayaan in kulanka intiisa Badan Diirada lagu saarayo Amaanka Magaalada,Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Xalay Booqday xaruunta Ciidamada Nabadsugida ee Magaalada Muqdisho.
Halkaan Hoose ka dhageeyso War Faahfaahsan
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@hotmail.com