Dhageyso:Maamulka Jowhar oo Mamnuucay Shirar lagu qabto Jowhar

0

Jowhar(AGGM): Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe ee Dowladda Soomaaliya ayaa Magaalada Jowhar ka Mamnuucay in Shir uusan Maamulka Ogeen aan Lagu qaban Karin Magaalada Jowhar.

Maamulka ayaa sheegay in Cidii Shir uusan ogeen Maamulka ku qabta Magaalada Jowhar ay Tilaabo ka Qaadidoonaan islamarkaana amarkaasi uu Maanta Soo saaray maamulka.

Magaalada Jowhar ayaa maalmahaan waxaa ka socday Shirar isdiidan oo Bulshada ku nool Magaalada ay ku yeelanayeen Magaalada Jowhar.

Halkaan Hoose ka dhageyso War ku saabsan Amuuraha Jowhar

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@hotmail.com