Dhageyso:Gudoomiyaha Degmada Hiliwaa Al-shabaab ayaa Degmada Qabsaday

0

Muqdisho(AGGM): Gudoomiyaha Degmada Hiliwaa Cumar Jacfaan ayaa sheegay in Amaanka Degmada Hiliwaa uu Faraxa ka baxay Islamrkana ay soo Buux dhaafiyeen Maleeshiyaadka Al-shabaab.

Cumar Jacfaan ayaa sheegay in Ciidamo ku filan in ay La dagaalamaan Al-shabaab aysan heysan islamrkaana ay u baahan yihiin Ciidamo Dheeraad ah.

Waxaa Degmada Hiliwaa Shalay lagu Dilay Masuul ka tirsan Maamulka Degmada iyo Qof Shacab ah,waxaana sidoo kale Degmada lagu dilay ugu yaraan !5 Askari Maalmuhii ugu danbeyey.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Gudoomiyaha Degmada Hiliwaa

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com