Dhageyso: Col. Aadan Ibrahim Ilyaas “Ciise Kaambooni Wuxuu Ahaa Dadkii Dhameeyay Shacabka Kismaayo”.

0

Muqdisho (AGGM): Col, Aadan Ibrahim Ilyaas oo kamid ah saraakiisha kasoo jeeda deeganada Jubbooyinka oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay Ciise Kaambooni inuu ka danbeeyay dilalka tiro dad ah oo iyagu kamid ah shacabka kasoo jeeda deeganada Jubbooyinka, wuxuuna xusay inuu ahaa mid kamid ah saraakiishii ugu shirqoolka badnaa Maamulka KMG ah ee Jubba, sida uu hadalka u dhigay.

“Dilalka magaalada ka dhacaya waxay qayb ka yihiin amni xumada deegaanka kusii baahaysa, mida kale dilkii u danbeeyay ee Ciise oo kale Ciise isagaa dadka laynayay maadaama uu dadka laynayayna isagana waa la dilayaa” ayuu yiri.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com