Amaanduulihii hore ee Ciidamada XGS C/kariin Yuusuf Dhagabadan ayaa ku eedeeyey Siyaasiinta iyo Qurba Joogta Soomaaliyeed in ay ka Danbeeyeen Siyaasad Xumida Dalka Soomaaliya ka jirta.
Dhagabadan ayaa sheegay in Siyaasiinta iyo Qurba Joogta aysan Dan ka laheeyn Amaanka iyo Hormarka Soomaaliya Sida uu sheegay islamarkaana ay Doonayaan in Soomaaliya la Tirtiro,
Amaan Duulaha ayaa intaa ku daray in Ciidamada Amaanka Dalka Soomaaliya looga baahan yahay in ay isku Tashadaan oo aysan Dadkale iyo Ciidamo kale aysan wax ka sugin.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Amaanduulihii hore ee Ciidamada XGD
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com