Baledweyne(AGGM): Barakacayaasha ku nool Xerayaha Magaalada Baledweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ayaa ka cabanaya Xaalada Nololeed oo Xiligaan Heysata.
Qoysaska ayaa waxaa ay ka cabanayaan Cuno yari iyo Bilyo la’aan Heysata bDadka Barakacayaashaa,ayagoona Codsaday in Dadkaasi la Caawiyo.
Waxaa ay sheegeen in Hada Xaalada Adag ay heysato Dadkaasi Dowladda iyo Hayadahana ay oga Baahan yihiin in ay u Gurmadaan maadama Xaalad adag ay heysato.
Halkaab Hoose ka dhageyso war ku saabsab arintaas
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com