Baydhabo (AGGM): Nabadoon Cali Shariif oo kamid ah Odayaasha shalay Doortay Madoobe Nuunoow, ayaa Warbaahinta, wuxuu usheegay inaysan aqoonsaneyn Dowladda federaalka Soomaaliya hadii aysan aqoonsan weeydo Maamulka lixda Gobol ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Dhinaca kale Nabadoon Cali Shariif ayaa waxa uu sheegay inaysan aqoonsaneen waxa loogu yeero maamulka Jubba oo ayna u arkaan waxaan jirin oo riyo ah.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com