Muqdisho(AGGM) Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Xasan Max’ed Xuseen Muungaab ayaa sheegay in Ciidamada Booliska iyo Nabadsugida Soomaaliya ay Hoos yimaadaan.
Muungaab ayaa sheegay in Sharxigaan ilaa Dowladii Hore ee Soomaaliya ay Ciidamada Booliska iyo nabadsugida ay Gudoomiyaha Gobolka Hoos imaan jireen oo Amarada ay ka Qaadan jireen.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com