Muqdisho(AGGM): Banaanbaxaan oo ahaa Mid lagu soo dhaweynayey Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Xasan Max’ed Xuseen Muungaab ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Waxaana sidoo kale Munaasabada lagu sagootinayey Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur tarsan oo Shalay Xirwareejin Sameeyey.
Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixinta Munaasabada
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com