Neyrobia(AGGM): Wararka laga Helayo Saraafada Dalka Soomaaliya ee Magaalada Nayroobiya ayaa sheegaya in ay Is Gacan qaadeen Masuuliyiinta Safaarada Soomaaliya ee Dalkaasi .
Seynab Cali Cusmaan oo ka mid ah Howlwadeenada Safaarada Soomaaliya ee Dalka Kenaya ayaa sheegtay in ay Xaruunta Safaarada uu gacan qaad uu ka biloowday oo Xitaa ayda Dila loo Geeystay.
Halkaan Hoose ka dhageysoCodaka Masuulkaasi ka tirsan Safaarada Soomaaliya
isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com