Muqdisho(AGGM): Siyaasi Max’ed Xuseen oo kamid ah Siyaasiinta ku sugan Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa sheegay in
Madaxda Dowladda Soomaaliya markii la doorto ay balan qaad been ah ay Bulshada u sheegaan kadibna meesha looga tago.
Max’ed Xuseen ayaa sheegay in Balanqaadiki Gudoomiyaha Gobolka Banadir Xasan Max’ed Xuseen Muungaab uu yahay mid aan ka duwaneeyn kan Madaxweynaha iyo R/wasaaraha iyo sidoo kale Madaxda kale ee Dowladda Soomaaliya.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Wareesiga Masuulkaas ka mid ah Siyaasiinta Soomaaliyeed
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com