Dhageyso:Haweenkii laga saaray Ciidamada XGS oo Madaxweynaha Baaq u Diray

0

Muqdisho (AGGM): in kabadan boqol haween ah oo ka tirsanaa ciidmada milatariga oo dhawaan la shaciyey in la ruqseyey ayaa maanta bananbax socod ah oo cabsho u muuqday waxa ay ku mareen inta u dhaxeysa madaxtooyada soomaliya ilaa guriga hooyooyinka

haweeenkan ka tirsanaa  ciidmada milatriga ee la ruqseyey oo lahadlyey warbahinta ayaa shegay in ka cabnayaan xuquuqdii ay laheyen oo la duudsiyey iyo in si sharci ah dowldu aysan u marin ruqseyn lagu soo rogay

waxa ay sidoo kale haween oo aad ka dareneysay wajiyadooda caro ay shegeen in xiligan ay bartilmamed u yihiin waxa ay ku tilamameen cadow iyag ugaarsanya

 Halkaan Hoose ka dhageyso Codadka Bananbaxa maanta Dhacay

[/audio

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com