Muqdisho(AGGM): Xili dhawaan Gudoomiye Cusub loo magacaabay Xasan max’ed Xuseen Muungaab ayaa waxaa uu bilaabay Qoreshaal amaanka Muqdisho lagu xalinayo Gudoomiyaha Gobolka.
Xasan Max’ed Muungaab ayaa sheegay in uu Dib u habeen ku sameyn doono Maamulada Degmooyinka Magalada Muqdisho si lo xaqiijiyo Amaanka Magaalada Muqdisho.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Muungaab
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com