Dhageyso:Wareysi Wasiirka Arimaha Gudaha Somalia oo uu oga hadlay Arimo Dhowr ah

0

Muqdisho(AGGM): Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya C/laahi Goodax Bare ayaa ka hadaly Arimo farabadan oo ku seeya siyaasada Dalka Soomaaliya.

C/laahi Goodax Bare ayaa ka hadlay Shirarka Baydhabo Heshiiskii Dowladda Iyo Horjooge Axmed Madoobe iyo sido kla e Dagaalada dalka ka socda .

Halkaan Hoose ka dhageyso wareysiga wasiirka Arimaha Gudaha Xukumadda Soomaaliya

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com