Xudur(AGGM): Wararka ka imaanaya Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya aya la wareegeen Degmada Xudur.
Wararka ayaa intaa ku daraya in Ciidamada Iskaabaya in Xaqiijiyeen Gacan ku haynta Degmada,kagadaal markii Dagaal Al-shabaab looga saaray degmada.
Mas’uuliyiinta Dowladda Soomaaliya ee Degmada bakool ayaa warbaahinta u sheegay in Al-shabaab Dagaal iyo Weerar Madaafiic ah looga Saaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool.
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com