Garbahareey(AGGM): Wararka ka imaanaya Deegaanka Birta Dheer ayaa sheegaya in Dagaal Xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Ahlusunna iyo Falaagada Al-shabaab uu ka socdo.
Waxaa lagu soo waramayaa in Dagaalka Xoogiisa uu yahay Duqeyn Ciidamada Dowaladda Soomaaliya iyo kuwa Ahlusuna oo ay Duqeynayaan Deegaanka Birta Dheer.
Afhayeenka Ahlusuna ee Gobolka Gedo Sh Max’ed Xuseen ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda iyo kuwa Ahlusuna ay Deegaanka ku dhaw yihiin oo Al-shabaab Duqeyn lagu Jabiyey.
Halkaan Hoose ka dhageyso War Kooban oo ku saabsan Arintaas
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com