Xudur(AGGM):Warar Goor dhaw naga soo gaaray Deegaanka Aato ee Gobolka Bakool ayaa sheegay in Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay Al-shabaab kala Wareegeen Maleeshiyada Al-shabaab.
Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada aysan wax dagaal ah ku qabsan Deegaanka oo Al-shabaab Fariisin u ahaa,waxaana hada si buuxda u maamula Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itooobiya.
Mid kamid ah Saraakiish Ciidamada oo ku sugan Deegaanka Aato ayaa radio Gal-jubba u sheegay in Falaagadii Al-shabaab ay goobta ka Carareen.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Sargaalka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@mail.com