Muqdisho(AGGM): Xukumada Soomaaliya ayaa maanta Meel marisay Qorshe lagu Ansixinayo Sharciga Canshuurta Dalka Soomaaliya,gaar ahaan Canshuurta Biriga.
Kulan golaha wasiirada oo maanta uu shir Gudoominayey R/wasaare C/wali Sh Axmed ayaa lagu Ansixiyey Sharciga.
C/wali Sh Axmed raisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sh Axmed ayaa warbaahinta u hadlay.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Raisul wasaaraha Soomaaliya.
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com