Afgooye(AGGM): Shir looga hadlayo Maamul ay Dhisanayaan Shabellaha Dhexe iyo Shellaha Hoose ayaa maanta ka Furmaya Degmada Afgooye ee Gobolka Shhabellaha Hose.
Wararka ayaa sheegaya in Shirka uu Daba socdo ,Shir Maalmo ka hore ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.
Gudoomiyaha Gudioga Qaban qabata Shirka Maanta ayaa waxaa uu Warbaahinta u sheegay in Shirka uu maanta Furmayo.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Shirka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com