Muqdisho(AGGM): Alle ha u nnaxariistee Waxaa saaka Dalka Jermalka ku geeriyooday Faankiin Soomaaliya ku weynaa ee Max’ed Sauleeman Tubeec oo Mudooyinkaan ku Xanuun Sanaa Dalka Jarmalka.
Waxaa Tacsi u Diray Dhamaan Abwaanada iyo Fanaaniinta Soomaaliyeed oo kala jooga Dalka iyo Dibadiisa.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codadka Fanaaninta iyo Abawaanada
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com