Muqdisho(AGGM): Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Saaka Baaritaano Dad lagu qab qabtay ay ka sameeyeen
Xaafada Buula Xuubeey ee Gobolka banaadir.
Waxaana Sidoo kale Dadka ay Ciidamada ku soo qab qabteen Tiro Dad ah oo Maleeshiyada Al-shabaab ka tirsan sida ay noo sheegeen Dadka Deegaanka.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Goobjoogaha ku sugan
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com