Gaalkacyo(AGGM): Duqa Degmada Gaalkacyo ee Maamulka Puntland Axmed Cali Salaad Faarax oo Shirjiraaid maanta ku qabtay Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa uu oga hadlay Amaanka Gobolka Mudug.
Axmed Cali Salaad ayaa sheegay in ay jiraan Dad Falal Amaan Daro Dalka Soomaaliya gaar ahaan Deeganda Puntland ka geysta oo loo baahan yahay in laga hortago.
Waxaa uu Ciidamada Amaanka Soomaaliya ee Maamulka Puntland uu ugu baaqay in ay Xakameyaan Amaanka Magaalada Gaalkacyo.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Axmed Cali Salaad Faarax
Isha ku hay Allgalgaduud media
Allgalgaduud@gmail.com