Baledweyne(AGGM): Ciidamada Dowlada Soomaalia iyo kuwa AMISOM ayaa la Wareegay Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiran,waxaana la sheegay in Ciidamada ay la Wareegeen ilaa iyo 4 Degmo oo ka tirsan Gobolka Hiiraan .
Ciidamada ayaa la sheegay in ay ku Wajahan yihiin Degmada Buulabarde ee Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya oo ay ku Xoog badan yihiin Kooxda Al-shabaab.
Halkaan hoose ka dhageyso Warka Amuuraahas
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com