Addis Ababa(AGGM) :Magaalada Addis ababa ee Dalka Itoobiya ayaa waxaa lagu Xiray islamarkaana Dowladda ay Xukun Dhawr iyo Labadan Sano ku Xukuntay Wariye Bakhorka Bartamaha oo ahaa Wariye siweyn looga yaqaano dalka Soomaaliya.
Waxaa lagu Waramayaa in Boqorka Bartamaha lagu Xiray Dalka IToobiya kadib markii ay sheegeen in uu la shaqeyo Maleeshiyada Al-shabab.
Wariyaasha ku nool Magaalada Muqdisho ayaa Canbaareyey Falkaasi aygoona Dowladda iyo Tan Itoobiya ay ugu Baaqeen in la sii daayo Wariyahaas.
Halkaan Hoose ka dhageyso wariyaasha
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com