Muqdish(AGGM): Golaha Amaank ayaa Xayiraadii ka qaaday Ganacsade Axmed Nuur Jimcaale oo Mudo 13 Sano ah ay ka xayirney Hantidiisii iyo Safarkiisii intaba.
Waxaa Golaha Amaanka ayaa sheegeen in Axmed Nuur Xayiraadii Hantida iyo Socdaalka laga Qaaday.
Dhanka kale Gudoomiye Axmed Nuur Jimacaale oo ahaa Mulkilihii Shirkadii Al-barakaad,hadana ah Mulkilaha Shirkada Hormuud ayaa soo dhaweyey Go’aankaas.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Gudoomiye Axmed Nuur
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com